24/7 Phone Services +353899569700
udugireland@gmail.com Dublin. Ireland

Family Tracing Service for Missing Relatives in Somalia

Family Tracing Service for Missing Relatives in Somalia

Are you searching for missing family members or loved ones in Somalia?
Udug Association, in partnership with the Somali Government  is offering a Family Tracing and Counselling Service to help reunite separated families.

We understand the pain and uncertainty that comes with being separated from your family. Our team is here to support and guide you through the process of finding your missing relatives.

What We Offer:

  • Emotional support and confidential counselling during your search.

  • Assistance in filling out tracing forms.

  • Sending your information to our partners in Somalia and other relevant regions.

  • Coordinating with local authorities and humanitarian networks on your behalf.

What You Need to Do:

To begin the process, we need as much accurate information as possible. This includes:

  • Full details about yourself (the enquirer) and any dependents you’re trying to trace.

  • Last known address or city where your relative was seen.

  • Phone numbers, contacts, or names of anyone who may help with enquiries.

  • A detailed account of how and when the separation happened — including times, dates, locations, and key events.

Our ability to trace missing persons depends on the quality of information you provide and the situation in the area where your family member is believed to be.

How to Apply:

Let us walk this journey with you — every family deserves to be reunited.

For more information, please contact to Kudun Musse .
📞 +353899569700
📧 kudun1@gmail.com

📢 Ogeysiis: Adeegga Raadin Qoyska ee Soomaaliya


Ma raadinaysaa qaraabo kaa maqan ama qoyskiina oo aad ka luntay Soomaaliya?
Ururka Udug Association, iyadoo kaashaneysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay bixisaa Adeeg Raadin iyo La-talin Qoys si loo mideeyo qoysaska kala lumay.

Waxaan fahamsanahay xanuunka iyo walbahaarka ku yimaada kala maqnaanshaha qoyskaaga. Kooxdayadu waxay diyaar u yihiin inay kula shaqeeyaan, kuu taliyaan, kuna taageeraan raadiyaha aad ugu jirto ehelkaaga.


Maxaan Ku Caawin Karnaa:

  • La-talin iyo taageero nafsi ah inta raadiyuhu socdo

  • Kaa caawinayno buuxinta foomamka raadiyaha

  • U diridda macluumaadkaaga la-hawlgalayaasheenna gudaha Soomaaliya

  • Wada shaqeyn la leh hay’adaha gudaha iyo shabakadaha bani’aadamnimada


Waxa Aan Kaa Doonayno:

Si raadiyuhu u noqdo mid miro-dhal ah, waxaan u baahanahay macluumaad buuxa iyo sax ah, sida:

  • Faahfaahintaada shakhsiyadeed iyo kuwa qofka/qoyska aad raadineyso

  • Goobtii ugu dambeysay ee la arkay ama laga warqabo qofka aad raadineyso

  • Taleefanada, cinwaannada, ama cid kale oo kaa caawin karta

  • Sheekada kala maqnaanshaha – sida, goorta, meesha, iyo sababta ay is waydaareen

Waxay suurtagal ku tahay in raadinta ay xaddidan tahay iyadoo ku xiran xaaladda deegaanka iyo nabadgelyada gudaha dalka Soomaaliya.


Sida Loo Dalbado:

  • Waxaad ka soo degsan kartaa foomka raadiyaha boggeena: [Geli Website-ka]

  • Ama nagu soo booqo: [Geli Cinwaanka Xafiiska]

  • Haddii aad u baahato gargaar, kooxdayadu way kaa caawin doonaan buuxinta foomka.

Waxaan halkan u joognaa inaan kuu fududeyno – Qoys kastaa wuxuu mudan yahay in la mideeyo.


Wixii faahfaahin ah la soo xiriir: Kudun Musse

📞 +353899569700
📧 kudun1@gmail.com
🌐 www.kudunmusse.com