24/7 Phone Services +353899569700
udugireland@gmail.com Dublin. Ireland

UNHCR, the UN Refugee Agency, is a global organization dedicated to saving lives, protecting rights and building a better future for refugees, forcibly displaced communities and stateless people.

About the survey

UNHCR and IRAB are conducting a survey to better understand how to reach refugee communities all across Ireland. This will help ensure that they receive the kind of information they are interested in and improve the design of future consultations. The results will be analysed and shared publicly.

UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, waa hay’adda Qaramada Midoobay ee loo xilsaaray ilaalinta dadka lagu qasbay iney ka cararaan guryahooda ayna kahelaan nabadgelyo wadamo kale.

Sahanka Isgaadhsiinta

Hay´adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee loo yaqaano UNHCR iyo guddiga la talinta qaxootiga Irish-ka IRAB ayaa waxa ay sameynayaan sahmin.